HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Gaas oo difaacay Imaaraadka Carabta xilli uu jiro khilaaf ka dhaxeeyo...

Dhageyso:-Madaxweyne Gaas oo difaacay Imaaraadka Carabta xilli uu jiro khilaaf ka dhaxeeyo DFS iyo Imaaraadka

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo shir Jaraa’id ku qabtay Xerada Ciidamada Badda Puntland ee M/Boosaaso ayaa ka hadlay xiriirka ka dhaxeeya Imaaraadka iyo Soomaaliya iyo sidoo kale Ciidamadii ay maamulkaas u tababartay.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in labada dal uu ka dhaxeeyo xiriir taariikhi ah,isla markaana sidoo kale Puntland ay waxbadan uu u qabatay Imaaraadka Carabta,isaga oo tusaalo u soo qaatay ciidamada Badda Puntland ee uu tababaray Imaaraadka iyo mashaariicda uu ka fuliyo deegaannada Puntland.

- Advertisement -

“Runtii xiriirka Somaaliya iyo Imaaradka waa mid soo jireen ah oo qoto dheer,ka puntland ahaan Imaaaradka waxbadan ayay u qabteyn sida la-dagaalanka Al-Shabaab iyo Daacish oo weeraro ku soo qaaday Puntland  burcad baddeedi weey yaraatay dhinac walba ayay naga taageeraan Imaaraadka,ciidamadii ay noo tababareena ayaa ah kuwo Soomaaliya oo dhan difaacaya ayuu yiri Madaxweyne Gaas”

Sidoo kale waxa uu sheegay in dowladda Imaaradka Carabta ay mashaariic horumarineyd ay ka fuliyaan deegaannada Maamulka puntland oo Malaayiin Dollar ay ku bixiso,sidoo kale uu sheegay in aysan jirin cid noola siman Imaaraadka ama u bedeli karta.

Isaga oo sii hadlayay ayuu waxa uu been abuur ku tilmaamay diyaarad qaadi laheyd Saraakiil Imaaraad ah in lagu xayiray Garoonka Diyaaradaha Boosaaso,waxa uuna sheegay in uu ahaa Warkaas mid Baraha Bulshada siqaldan loogu baahiyey.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Shirkiisa Jaraa’iid oo dhameystiran.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories