HomeCaalamkaImaaraadka oo ku Dhawaaqay Xiritaanka Isbitaalkii Sheekh Zayed ee Muqdisho

Imaaraadka oo ku Dhawaaqay Xiritaanka Isbitaalkii Sheekh Zayed ee Muqdisho

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Sida lagu daabacay Wareyska Alceyn Imaaraadka ayaa goor dhow ku dhawaaqay  in gabi ahaanba albaabada la iskugu dhuftay isbitaal weyn oo uu Imaaraadka Carabta ka furay magaalada Muqdisho ee lagu magacaabo Sheekh Zayed Hospital. Arrintaan ayaa imaaneysa xilli uu aad usii xumaaday xiriirka ka dhexeeyay labada dal ee Imaaraadka Carabta iyo Somalia kadib markii dowladda […]

- Advertisement -

Sida lagu daabacay Wareyska Alceyn Imaaraadka ayaa goor dhow ku dhawaaqay  in gabi ahaanba albaabada la iskugu dhuftay isbitaal weyn oo uu Imaaraadka Carabta ka furay magaalada Muqdisho ee lagu magacaabo Sheekh Zayed Hospital.

Arrintaan ayaa imaaneysa xilli uu aad usii xumaaday xiriirka ka dhexeeyay labada dal ee Imaaraadka Carabta iyo Somalia kadib markii dowladda Somalia ay ay garoonka diyaaradaha Muqdisho ku qabatay diyaarad Imaaraadku lahaa oo siday lacag malaayiin dollar ah.

- Advertisement -

Ku dhawaaqista Imaaraadka ee xiritaanka Isbitaalka weyn ee Sheekh Zayed ayaa kusoo beegmeysa xilli ay si rasmi ah dowladda Imaaraadka u shaacisay inay joojisay taageeradii iyo caawinaadii milatari ee ay siin jirtay Somalia.

Goor sii horeeysay Saraakiishii tababarayaasha ahaa ee ku sugnaa Xerada tababarka Imaaradka eeMuqdisho ayaa saakay isaga baxay Magalada Muqdisho,iyaga oo dalkooda dib ugu laabtay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories