HomeCaalamkaShirkii Madaxda dalalka Carabta oo ka furmay M/Dhahraan ee Bariga dalka Sacuudiga

Shirkii Madaxda dalalka Carabta oo ka furmay M/Dhahraan ee Bariga dalka Sacuudiga

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Boqorka dalka Sacuudiga, Salmaan Bin C/casiis waxa uu galabnimadii maanta furay Shirkii 29-aad ee Madaxda dalalka xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta, wuxuuna ku baaqay in loo midoobo sidii looga hortagi lahaa Khatarta Iiraan ee Deganaanshaha Mandiqadda. Waxa uu ku eedeeyey Dowladda Iiraan inay mas’uul ka tahay deganaansho la’aanta ka jirta dalka Yemen, isla markaana […]

- Advertisement -

Boqorka dalka Sacuudiga, Salmaan Bin C/casiis waxa uu galabnimadii maanta furay Shirkii 29-aad ee Madaxda dalalka xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta, wuxuuna ku baaqay in loo midoobo sidii looga hortagi lahaa Khatarta Iiraan ee Deganaanshaha Mandiqadda.

Waxa uu ku eedeeyey Dowladda Iiraan inay mas’uul ka tahay deganaansho la’aanta ka jirta dalka Yemen, isla markaana ay taageeraan Maleeshiyadda Xuutiyiinta Yemen, kuwaasi oo 116 Gantaal ku duqeeyey Sacuudiga.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Hoggaamiyayaasha Carabta ee ka hadlay Furitaanka Shirkaasi waxay ku baaqeen Midnimo iyo in  taageero loo fidiyo Reer Falastiin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories