HomeCaalamka(DAAWO): Hoolka weyn ee uu ka furmay Shirweynaha 29-aad ee Madaxda Carabta

(DAAWO): Hoolka weyn ee uu ka furmay Shirweynaha 29-aad ee Madaxda Carabta

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Dalka Sacuudiga ee hodanka ku  ah Shidaalka waxa uu sannadkan marti-gelinayaa Shirweynaha Hoggaamiyaha dalalka xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta. Dhismaha lagu qabanayo Shirkaasi waxaa loogu magac daray  Hoolka Weyn “The Grand Hall”, kaasi oo  ku dhex yaalla Xarunta Dhaqanka ee Boqor C/casiis (The King Abdulaziz International Cultural Center) oo ku yaalla magaalladda Dhahraan ee […]

- Advertisement -

Dalka Sacuudiga ee hodanka ku  ah Shidaalka waxa uu sannadkan marti-gelinayaa Shirweynaha Hoggaamiyaha dalalka xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta.

Dhismaha lagu qabanayo Shirkaasi waxaa loogu magac daray  Hoolka Weyn “The Grand Hall”, kaasi oo  ku dhex yaalla Xarunta Dhaqanka ee Boqor C/casiis (The King Abdulaziz International Cultural Center) oo ku yaalla magaalladda Dhahraan ee Bariga dalkaasi.

- Advertisement -

Dhismaha The Grand Hall waxaa maalgeliyey Boqor Salmaan Bin C/casiis sannadkii 2016-kii, wuxuuna Dhismahaasi ku fadhiyaa masaafo dhan 1,000 mitir oo isku wareeg ah (1,600 square meter).

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories