HomeCaalamkaSawirro:-Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga oo ka furmaya dalka Kenya

Sawirro:-Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga oo ka furmaya dalka Kenya

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare ku xiegenka Soomaaliy Mahdi Maxamed Guuleed ayaa waxa uu kulan la qaatay Danjiraha Hay’adda Qaxootiga ee UNHCR Maxamed Cabdi Afeey iyo masuuliyiin kale. Kulanka ayaa labada dhinac wax ay uga wada hadleen qodobo ay ka mid ahaayeen sidii daryeel loogu sameyn lahaa Qaxootiga Soomaaliyeed eek u jira Xeryaha dalka Kenya oo qaarkood horay […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku xiegenka Soomaaliy Mahdi Maxamed Guuleed ayaa waxa uu kulan la qaatay Danjiraha Hay’adda Qaxootiga ee UNHCR Maxamed Cabdi Afeey iyo masuuliyiin kale.

Kulanka ayaa labada dhinac wax ay uga wada hadleen qodobo ay ka mid ahaayeen sidii daryeel loogu sameyn lahaa Qaxootiga Soomaaliyeed eek u jira Xeryaha dalka Kenya oo qaarkood horay dalka loogu soo celiyey.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in uu socdo shirar looga hadlayo dardar gelinta iyo daryeelida qaxootiga Soomaaliyeed eek u jira Xeryaha Qaxootiga dalka Kenya.

Shalay ayay aheyd markii Ergayga Xoghayaha guud ee Qaramada midoobey ee Soomaaliya Michael Keating uu booqasho ku tegay Xerada Qaxootiga Caalamka ugu weyn ee Dhadhaab ee dalka Kenya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories