HomeCaalamkaIsbahaysiga Maraykanka oo duqeeyey Syria iyo 13 Gantaal oo laga hortegay

Isbahaysiga Maraykanka oo duqeeyey Syria iyo 13 Gantaal oo laga hortegay

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Telefishinka Dowladda ayaa baahiyey in Gantaaladaasi la so oriday, kadib, markii ay Diyaaradaha Dagaalka ee dalalka Maraykanka, Britain iyo Faransiiska duqeeyeen goobo lagu tuhunsan yahay inay yaallaan Hubka Kiimikada. Telefishinka waxa uu tilmaamay in Gantaaladaasi lagu soo riddau Deegaanka Kiswah oo ku taalla Koonfurta caasimadda dalkaasi ee Dimishiq. Saraakiisha Maraykanka ayaa sheegay inay Gantaalladda TOMAHAWK […]

- Advertisement -

Telefishinka Dowladda ayaa baahiyey in Gantaaladaasi la so oriday, kadib, markii ay Diyaaradaha Dagaalka ee dalalka Maraykanka, Britain iyo Faransiiska duqeeyeen goobo lagu tuhunsan yahay inay yaallaan Hubka Kiimikada.

Telefishinka waxa uu tilmaamay in Gantaaladaasi lagu soo riddau Deegaanka Kiswah oo ku taalla Koonfurta caasimadda dalkaasi ee Dimishiq.

- Advertisement -

Saraakiisha Maraykanka ayaa sheegay inay Gantaalladda TOMAHAWK iyo kuwo kale u adeegsadeen weerar lagu qaaday Xarunta Cilmi-baarista Saynisyahanada Syria oo ku dhow magaalladda Dimishiq Bakhaaro lagu kaydiyo Hubka Kiimikada iyo Bar Talis oo ku taalla meel ku dhow magaalladda XOMOS.

Wasaaradda Difaaca UK ayaa sheegtay inay 4 ka mid ah Diyaaradaha TORNAADO ka qeyb galeen duqeynta lagu qaaday dalka Syria. Isla markaana ay duqeeyeen Saldhig Milliteri oo ku yaalla meel ku dhow magaalladda XOMOS.

Madaxweynaha dalka Faransiiska, Emmanuel Macron waxa u uxaqiijiyey inay ku lug lahaayeen Duqeyntii lagu qaaday dalka Syria.

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegtay in ugu yaraan 6 dhawaaqyadda Qaraxyada laga maqlay magaalladda Dimishiq iyo Xarunta Cilmi-baarista Sayniska oo ku taalla magaalladda Barzah.

Duqeyntan ayaa timid, wax yar kadib, markii uu Madaxweynaha Maraykanka amar ku bixiyey in la duqeeyo Xarumaha Kiimikada ee Syria.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories