HomeCaalamkaDowladda Qatar oo cambaareysay qarixii ka dhacay Garoonka K/cagta ee magaalladda Baraawe

Dowladda Qatar oo cambaareysay qarixii ka dhacay Garoonka K/cagta ee magaalladda Baraawe

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inay cambaaraynayaan weerarkaasi oo Khamiistii la soo dhaafay ka dhacay Garoon ku yaalla Baraawe, iyadoo ay 4 ciyaartoy ku geeriyootay, halka kuwo kalena ku dhaawacmeen. Bayaanka waxaa kaloo lagu xusay inay Dowladda Qatar  tacsi u dirayaan qoysaska dadkii ku geeriyooday qaraxaasi, waxayna kuwii […]

- Advertisement -

Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inay cambaaraynayaan weerarkaasi oo Khamiistii la soo dhaafay ka dhacay Garoon ku yaalla Baraawe, iyadoo ay 4 ciyaartoy ku geeriyootay, halka kuwo kalena ku dhaawacmeen.

Bayaanka waxaa kaloo lagu xusay inay Dowladda Qatar  tacsi u dirayaan qoysaska dadkii ku geeriyooday qaraxaasi, waxayna kuwii ku dhaawacmay u rajeeyeen caafimaad degdeg.

- Advertisement -

Dhinaca kale, ALShabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxaasi oo ay tilmaameen inay la beegsadeen Ciiddan iyo mas’uul ku sugnaa Garoonka K/cagta ee magaalladad Baraawe.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories