HomeWararDhageyso:-Haweeney isku dishay Xaafad ka mid ah degmada Muqdisho

Dhageyso:-Haweeney isku dishay Xaafad ka mid ah degmada Muqdisho

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Haweeneydaan ayaa deganeyd  degmada Yaaqshiid gaar ahaan agagaarka sarta Wiif,waxaan eheladeeda ay Dalsan u sheegeen in Sanadihii u dambeysay ay qabtay Xanuun dhanka Maskaxda ah balse isdisahay. Haweeneyda oo lagu Magacaabi jiray  Xaawo Cali Maxamed ayaa  aheyd qof Xaas ah,waxaana ehelkeeda ay sheegeen in Gurigii ay deganeyd ay isku soo xirtay kadibna ay Xariga u […]

- Advertisement -

Haweeneydaan ayaa deganeyd  degmada Yaaqshiid gaar ahaan agagaarka sarta Wiif,waxaan eheladeeda ay Dalsan u sheegeen in Sanadihii u dambeysay ay qabtay Xanuun dhanka Maskaxda ah balse isdisahay.

Haweeneyda oo lagu Magacaabi jiray  Xaawo Cali Maxamed ayaa  aheyd qof Xaas ah,waxaana ehelkeeda ay sheegeen in Gurigii ay deganeyd ay isku soo xirtay kadibna ay Xariga u isticmaashday dilkeeda.

- Advertisement -

Mahad Cabdulle Macow Maxamed oo ay Ilmo Adeer yihiin Haweeneyda isdishay oo Dalsan la hadlay ayaa faah afahin ka bixiyey qaabka ay isku dishay Walaashiis iyo Xanuunka haayay intaba.

“Ninyahow aniga waan ka maqnaa guriga waa la isoo wacay waxana ley sheegay in walashey ay isdishay Qolkeeda ayay dhexda ka soo xiratay kadibna xarig ayay isku daldashay xiligaas Ninkeeda Shaqo ayuu ku maqnaa aniga ayaa u imid oo xarigii ka furay,runtii xanuunkii maskaxda haayey sanadkii u dambeeyey wuu ku soo darsaday taas ayaa keentay in ay isdisho ayuu yiri Mahad oo ay walaalo yihiin Xaawo Cali Maxamed ee isdishay”

Sidoo kale waxa uu sheegay in aysan jirin wax dhibaato ah oo ay u geysatay Carruurteeda oo ah laba Wiil,isla markaana Meydkeeda ay geeyeen Xarunta dembi-baariista ee CID-da oo uu ku amray taliyaha Saldhiga degmada Yaaqshiid.

- Advertisement -

Dhacdadaan ayaa waxaa aad uga naxay dadka ku nool Xaafada Sarta Wiif e degmada Yaaqshiid oo ay dhacdadaas ka dhacday.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Mahad Cabdulle Macow oo ay ilmo Adeer yihiin Xaawo Cali Maxamed ee isdishay.

W/Q:- Cabduqaadir Jakaarta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories