HomeWararSawirro:-Sarkaal ka soo goostay Al-Shabaab oo lasiiyey Abaalmarin lacageed

Sawirro:-Sarkaal ka soo goostay Al-Shabaab oo lasiiyey Abaalmarin lacageed

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Bishii Janaayo ee Sanadkaan Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa siku soo dhiibay Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab kaas oo lagu Magacaabi jiray Maxamed Xasan Aadan (Sandheere),waxana Maamulka Koonfur Galbeed ay gudoonsiiyeen Abaalmarin lacageed oo gaareysay($15,000) Shan iyo Toban Kun oo Dollar. Xalay ayaa Xaflada lagu qabtay Magalada Baydhabo oo uu hoarantii Sanadkaan Sarkaalkaas isku soo dhiibay […]

- Advertisement -

Bishii Janaayo ee Sanadkaan Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa siku soo dhiibay Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab kaas oo lagu Magacaabi jiray Maxamed Xasan Aadan (Sandheere),waxana Maamulka Koonfur Galbeed ay gudoonsiiyeen Abaalmarin lacageed oo gaareysay($15,000) Shan iyo Toban Kun oo Dollar.

Xalay ayaa Xaflada lagu qabtay Magalada Baydhabo oo uu hoarantii Sanadkaan Sarkaalkaas isku soo dhiibay ayaa waxaa lacagtaas guddoonsiiyey Wasiirka Wasaaradda Amniga Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay).

- Advertisement -

Sarkaalka ka tirsanaa Al-Shabaab ee Maamulka Koonfur Galbeed isku soo dhiibay ee Maxamed Xasan Aadan (Sandheere) ayaa sheegay in sababta uu Shabaab uga soo baxay ay aheyd in ay dhibaato ku hayaany Shacabka Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay,isaga xiligaas Watay Gaari Nooca dagaalka ah ee loo yaqaano Cabdi bilaha,isla markaana uu ku xiran yahay Qori Dhashiike ah.

Masuuliyiinta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheeegen in sababta lacagtaas loosiiyey ay tahay in uu iminka wadahadal la bilaabay Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya,isla markaana ay ku doonayaan in ay dhiiragelin u noqoto Xubnaha kale ee doonaya in ay isku soo dhiibaan Maamulkooda.

Ugu dambeyn waa markii ugu horeysay oo Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab,isla markaana iksu oo dhiiba mid ka mid ah Maamulada dalka ka jira e laguddoonsiiyo cadada lacagta intaas la eg,waxa uuna xalay sheegay isaga oo Warabahinta la hadlayey in uu aad ugu faraxsan yahay abaalmarinta la guddonsiiyey.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories