HomeCaalamkaDowladda Sacuudiga oo dhexdhexaadinaysa Dowladaha Somalia iyo Imaaraadka Carabta

Dowladda Sacuudiga oo dhexdhexaadinaysa Dowladaha Somalia iyo Imaaraadka Carabta

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Xilli ay Xiisadda Diplomaasiyadeed ee DFS iyo Dowladda Imaaraadka Carabta cirka isku sii shareerayso ayaa waxay ilo Diplomaasiyadeed sheegayaan inay Dowladda Sacuudiga dadaal ugu jirto sidii loo xalin lahaa Khilaafkaasi. Madaxda Boqortooyadda Sacuudiga ayaa la filayaa inay Madaxweynaha DFS iyo dhigiisa Imaaraadka Carabta, Sheekh Khaliifa Bin Saayid Al-nahyaani ku wada hadalsiiyaan marka uu Shirka Madaxda […]

- Advertisement -

Xilli ay Xiisadda Diplomaasiyadeed ee DFS iyo Dowladda Imaaraadka Carabta cirka isku sii shareerayso ayaa waxay ilo Diplomaasiyadeed sheegayaan inay Dowladda Sacuudiga dadaal ugu jirto sidii loo xalin lahaa Khilaafkaasi.

Madaxda Boqortooyadda Sacuudiga ayaa la filayaa inay Madaxweynaha DFS iyo dhigiisa Imaaraadka Carabta, Sheekh Khaliifa Bin Saayid Al-nahyaani ku wada hadalsiiyaan marka uu Shirka Madaxda Dowladdaha  Carabta  Maalinta Axadda ee soo socota ka furmo magaalladda Dammaam ee dalka Sacuudiga.

- Advertisement -

Diplomaasiyiin Carbeed ayaa sheegay inay Dowladda Imaaraadka Carabta u gudbisay Ururka Jaamacadda Carabta oo ka dhan ah DFS.

Muranka Diplomaasiyadeed ee labada dal ayaa cirka isku shareeray, kadib, markii ay Ciiddanka Ammaanka ee Garoonka Aadan CADDE BISHAN April 8-dii qabteen 9.6 million oo Dollar oo laga keenay dalka Imaaraadka Carabta.

Xiriirka DFS iyo Imaaraadka Carabta ayaa calawsanaa, tan iyo markii ay DFS sheegtay Nowquf Dhexdhexaadnimo  ka tahay Khilaafka Khaliijka ee u dhexeeya Dowladda Qatar iyo dalalka Sacuudiga, Imaaraadka Carabta, Masar iyo Baxrayn.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories