HomeWararHowlgallo Caawa ka socda Xaafado ka mid ah degmada Dharkenley

Howlgallo Caawa ka socda Xaafado ka mid ah degmada Dharkenley

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wararka Caawa nagas oo gaaraya degmada Dharkenley ee Gobolkan Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Xaafado ka mid ah degmadaas ay kas ocdaan howlgallo sida ay dadka deeaganka inoo sheegeen. Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay Caawa howlgallada ka wadaan xaafada Suuqliif ee degamda Dharkenley iyo Xaafadaha ku dhow dhow. Qof ka […]

- Advertisement -

Wararka Caawa nagas oo gaaraya degmada Dharkenley ee Gobolkan Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Xaafado ka mid ah degmadaas ay kas ocdaan howlgallo sida ay dadka deeaganka inoo sheegeen.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay Caawa howlgallada ka wadaan xaafada Suuqliif ee degamda Dharkenley iyo Xaafadaha ku dhow dhow.

- Advertisement -

Qof ka mid ah dadka ku nool Xaafada suuqliif ayaa waxa uu sheegay in howlgalku uu weli halkaasi ka socdo,isla markaana Ciidamada dowladda ay qabqabteyn tiro dad ah oo dhalinyaro u badan.

In kastoo weli cadada rasmiga ah ee dadka lagu qabtay howlgalka aan la sheegi Karin ayaa waxa hadda lagu soo waramayaa in ciidamadu ay howlgalka wadaan,isla markaana Caawa siweyn looga dareemay Degmada Dharkenley.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories