HomeCaalamkaDhulka Soomaalida ku nool Ethiopia oo laga helay Ceel laga soo saaro...

Dhulka Soomaalida ku nool Ethiopia oo laga helay Ceel laga soo saaro Gaaska Dabiiciga

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Dhulka Soomaalida ka deggan yihiin Bariga Ethiopia ayaa lagu soo waramay in laga helay Ceelkaasi, oo sannadkii laga helayo dhaqaale dhan 1 BILLION oo Dollar. Shirkad laga leeyahay Shiinaha oo lagu magacaabo Poly-GCL ayaa la sheegay inay heleen Ceelkaasi, kadib, markii ay soo af-jareen Sahminta Ceelkaasi. Wasiirka Batroolka iyo Gaaska Dabiiciga ee Ethiopia, Motuma Mekassa […]

- Advertisement -

Dhulka Soomaalida ka deggan yihiin Bariga Ethiopia ayaa lagu soo waramay in laga helay Ceelkaasi, oo sannadkii laga helayo dhaqaale dhan 1 BILLION oo Dollar.

Shirkad laga leeyahay Shiinaha oo lagu magacaabo Poly-GCL ayaa la sheegay inay heleen Ceelkaasi, kadib, markii ay soo af-jareen Sahminta Ceelkaasi.

- Advertisement -

Wasiirka Batroolka iyo Gaaska Dabiiciga ee Ethiopia, Motuma Mekassa ayaa u sheegay Warbaahinta dalkaasi inay rajeynayaan inay dhoofinta Gaaskaasi ee sannadka ugu horreeye ka heli doonaan 1 BILLION oo Dollar.

Waxa uu intaasi ku daray in Gaaskaasi Dabiiciga laga dhoofin doono Dekedda dalka Jabuuti.

Dhinaca kale, Dowaladda Is-maamulka Soomaalida Ethiopia ee Kilinka 5-aad weli kama hadlin Ceelka laga qoday Deegaanadooda iyo saamiga macaashka ay ku yeelan doonaan dhoofinta Gaaska Dabiiciga ee (Natural Gas).

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories