HomeCaalamkaSawirro:-Shirka 7-aad ee Suufiyada Caalamka oo Muqdisho ka furmaya , ku dhawaad...

Sawirro:-Shirka 7-aad ee Suufiyada Caalamka oo Muqdisho ka furmaya , ku dhawaad 20 dal Wufuud ka socota oo ka qeybgalaysa

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Wafdi ka socda 11dal ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho,wafdigaas ayaa waxaa casuumay Jaamacadda Imaamu-shaafici oo ku taalla Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Hodan Xaafada Siigaale. Sida la sheegay waftigaan ayaa maalinka beri ah shir uga furmi doonaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Shirkaan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey oo ay qabanayaan jamaacaddan ayna iskugu imaanayaan […]

- Advertisement -

Wafdi ka socda 11dal ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho,wafdigaas ayaa waxaa casuumay Jaamacadda Imaamu-shaafici oo ku taalla Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Hodan Xaafada Siigaale.

Sida la sheegay waftigaan ayaa maalinka beri ah shir uga furmi doonaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

- Advertisement -

Shirkaan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey oo ay qabanayaan jamaacaddan ayna iskugu imaanayaan culumo & Aqoonyahano & ilaa heer Caalami ah oo ka kala socda daafaha caalamka.

 

Wafdigaan ayaa waxa ay ka kala socdaan ilaa 11 dal Waxayna kala yihiin.

- Advertisement -

1- Dr – safwaan ( dalka Jordan)

2- Dr – mascuud axmed ( UK ).

3- Dr – axmed shaxaat ( masar)

4- Dr – maxamed xuseen ( turkiga).

5- Dr faatix qariibulaah ( neejeeriya).

6- Dr – maslami kamaal ( suudaan)

7- Dr – Anas alciisawi ( ciraaq)

8- Dr – bilaal calaa ( lubnaan)

9- Dr- tawfiiq luuri ( marooko).

10- Dr – khaliil loox ( sinigaal).

11- Dr – ismaaciil qaari, ( aljeeriya)

Wafdigan waxaa soo dhaweeyey Khaliif C/qaadir Macalin Nuur Wasiiru dawlaha Madaxtooyada oo ah aas-aasaha jaamacadda Imaamu-shaafici.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories