HomeCaalamkaRaashiya oo sheegtay in la soo ridi doono Gantaal kasta oo Maraykanka...

Raashiya oo sheegtay in la soo ridi doono Gantaal kasta oo Maraykanka ku duqeeyo dalka Syria

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Safiirka Raashiya u jooga Lubnaan, Alexander Zasyapkin ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Telefishinka Al-manaar ee Ururka Xisbullaahi Lubnaan, wuxuuna intaasi ku daray in la beegsan doono goobaha laga soo tuuray Gantaalladaasi. Waxa uu intaasi ku daray in la burburin doono Gantaalladda Maraykanka iyo kuwa daalalka kale ee weerara dala Syria, wuxuuna ka digay […]

- Advertisement -

Safiirka Raashiya u jooga Lubnaan, Alexander Zasyapkin ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Telefishinka Al-manaar ee Ururka Xisbullaahi Lubnaan, wuxuuna intaasi ku daray in la beegsan doono goobaha laga soo tuuray Gantaalladaasi.

Waxa uu intaasi ku daray in la burburin doono Gantaalladda Maraykanka iyo kuwa daalalka kale ee weerara dala Syria, wuxuuna ka digay in dagaal kale oo ka dhaca dalkaasi

- Advertisement -

Dhinaca kale, Hay’adda maamusha Duullimaadka Diyaaradaha Europe ee EURO CONTROL ayaa soo saartay Digniintaasi, waxayna sheegtay inay suurto-gal tahay in dalka Syria la duqeyn doono 72-ka saacadood ee soo socota.

Digniintaasi ayaa soo baxday iyadoo ay Madaxweynaha Maraykanka iyo Madaxda Isbahaysiga ka wada xaajoonayaan sidii Weerar Milliteri loogu qaadi lahaa dalka Syria.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories