HomeCaalamkaGanacsade lahaa Lacagtii Dhawaan lagu qabtay Garoonka Muqdisho oo la shaaciyey

Ganacsade lahaa Lacagtii Dhawaan lagu qabtay Garoonka Muqdisho oo la shaaciyey

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Shabakadda Wararka sde.co.ke ayaa su’aal gelisay cidda ay u socotay Lacagtii dhawaan lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalladdaMyqdisho iyo cidda rasmi ahaa milkiyadeeda kacagta 9.6 million oo Dollar ee ku jirtay 3-da Shandadooda ee Imaaraadka. Ilo wareedyo ayaa sheegay in Milkiilaha rasmiga ee lacagtaasi in laga yaabo inuu joogo gudaha Kenya, iyadoo Muqdisho […]

- Advertisement -

Shabakadda Wararka sde.co.ke ayaa su’aal gelisay cidda ay u socotay Lacagtii dhawaan lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalladdaMyqdisho iyo cidda rasmi ahaa milkiyadeeda kacagta 9.6 million oo Dollar ee ku jirtay 3-da Shandadooda ee Imaaraadka.

Ilo wareedyo ayaa sheegay in Milkiilaha rasmiga ee lacagtaasi in laga yaabo inuu joogo gudaha Kenya, iyadoo Muqdisho loo isticmaalo goobta ugu jilicsan ee wax laga soo dhaco loogu gudbiyo magaalladda Nairobi.

- Advertisement -

Sheegasho ayaa muujisay in Lacagtaasi ahayd mid lagu bixin lahaa Mushaarka Ciiddanka DFS oo uu Askarigiiba mushaar u qaato 100-Dollar bishiiba.

Halkan Ka Akhriso Warbixinta oo English ah. https://www.sde.co.ke/

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories