HomeCaalamkaDhageyso:-Maamulka Jubbaland oo ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Dhageyso:-Maamulka Jubbaland oo ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Saraakiisha ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen howlgallo ay sheegeen in ay qorsheynayaan iyo iuwo dhowr mar ay ka sameeyeen deegaannada Maamulkaas. Taliyaha Ciidanka Jubbaland ee gobolada Jubbooyinka Korneel Muqtaar oo WAREYSI SIIYEY Radio Dalsan ayaa sheegay in howlgallada ay sameeyeen Ciidamada Jubbaland ay yihiin kuwo waqtiyeysan oo an markasta […]

- Advertisement -

Saraakiisha ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen howlgallo ay sheegeen in ay qorsheynayaan iyo iuwo dhowr mar ay ka sameeyeen deegaannada Maamulkaas.

Taliyaha Ciidanka Jubbaland ee gobolada Jubbooyinka Korneel Muqtaar oo WAREYSI SIIYEY Radio Dalsan ayaa sheegay in howlgallada ay sameeyeen Ciidamada Jubbaland ay yihiin kuwo waqtiyeysan oo an markasta las ameyn.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in markii Ciidamu ay howlgallo sameeyaan ay Al-Shabaab sheegaan in ay weeraro sameeyeen,isla markaana aan waxba ka jirin sida uu hadalka u dhigay.

Sikastaba Al-Shabaab ayaa tiro dhowr jeer waxa ay weerar ku qaadeen saldhigyo Ciidamada Jubbaland iyo kuwa Kenya ku leeyihiin Goboalda Jubbooyinka iyo Gedo,iyada oo masuuliyiinta Jubbaland ay sheegaan in weeraradaas ay iska difaaceen,isla markaan ay khasaaro agarsiiyeen.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Ciidamada Jubbaland ee Jubbooyinka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories