HomeCaalamkaHaweeney ka tirsan Senetka Maraykanka oo ku dhex umushay Xafiiskeeda

Haweeney ka tirsan Senetka Maraykanka oo ku dhex umushay Xafiiskeeda

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Senatarad Tammy Duckworth oo 50=jir ah aya gabar ku umushay Xafiiska, waana haweeneydii ugu horreysay ee ka tirsan Aqalka Senedka Maraykanka ee umusha, iyadoo weli joogta Xafiiska. Tammy Duckworth oo horey u ahayd Duuliye ka tirsan Milliteriga Maraykanka waxay labadeeda lugood ku weyday, markii ay Diyaarad Helikopter ah kula burburtay dalka Iraq sannadkii 2004-tii. Haweeneydaasi […]

- Advertisement -

Senatarad Tammy Duckworth oo 50=jir ah aya gabar ku umushay Xafiiska, waana haweeneydii ugu horreysay ee ka tirsan Aqalka Senedka Maraykanka ee umusha, iyadoo weli joogta Xafiiska.

Tammy Duckworth oo horey u ahayd Duuliye ka tirsan Milliteriga Maraykanka waxay labadeeda lugood ku weyday, markii ay Diyaarad Helikopter ah kula burburtay dalka Iraq sannadkii 2004-tii.

- Advertisement -

Haweeneydaasi oo ah Mudane ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga, lagana soo doortay Gobalka Illinois waxay Barteeda Twitter-ka soo dhigtay inay gabadha ay umushay ugu magac dartay Maile Pearl Bowlsbey oo ahayd Eedadii ninkeeda, taasi oo Kalkaaliye Caafimaad ku shaqeyn jirtey muddadii uu socday Dgaalkii 2-aad ee Adduunka.

Sidoo kale, Tammy Duckworth waxay Twitter-keeda ugu mahad celisay Qoyskeeda iyo Kooxda Caafimaadka.

Haweeneydaasi waxay cunugeeda 2-aad dhashay sannadkii 2014-kii, xilligaasi oo ay ka shaqeynaysay Aqalka Wakiiladda ee Maraykanka (The US House of Representatives)

- Advertisement -

Xigasho: BBC NEWS

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories