HomeCaalamkaDonald Trump oo shaaciyey Xilliga uu la kulmi doono Hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya

Donald Trump oo shaaciyey Xilliga uu la kulmi doono Hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay inuu qorshuhu yahay inuu KIM JONG UN  la kulmi doono bisha soo socota ee May ama bilowga bisha June, si loo soo af-jaro muranka ka dhashay Barnaamijka Hubka Nukliyeerka ee Waqooyiga Kuurya. Hadalka Donald Trump ayaa timid dhowr saacadood ka hor, markii uu KIM JONG UN  shaaciyey inuu wada hadalo dheeraad […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay inuu qorshuhu yahay inuu KIM JONG UN  la kulmi doono bisha soo socota ee May ama bilowga bisha June, si loo soo af-jaro muranka ka dhashay Barnaamijka Hubka Nukliyeerka ee Waqooyiga Kuurya.

Hadalka Donald Trump ayaa timid dhowr saacadood ka hor, markii uu KIM JONG UN  shaaciyey inuu wada hadalo dheeraad ah la yeelan doono Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Koonfurta Kuurya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories