HomeWararDhagayso:- Xildhibaan Nuur “Mooshinada ka socda Hirshabelle waxa ay la midyihiin...

Dhagayso:- Xildhibaan Nuur “Mooshinada ka socda Hirshabelle waxa ay la midyihiin kuwa Xamar”

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Waxaa meel xasaasi ah maraya mooshin xildhibaano ka tirsan maamulka Hirshabelle ay ka keeneen Madaxwaynaha Hirshabelle Maxamed Ccabdi Waare iyo gudoomiyaha Baarlamanka Shiikh Cusmaan Barre. Xildhibaan Nuur Xashi Warsame ayaa oo la hhadlay Idaacada Dalsan ayaa sheegay in magaalada Jowhar ay ka socdaan mooshino iska soo horjeeda kuwaas oo ku foorara Gudoomiyaha iyo Madaxweynaha. Xildhibaanku […]

- Advertisement -

Waxaa meel xasaasi ah maraya mooshin xildhibaano ka tirsan maamulka Hirshabelle ay ka keeneen Madaxwaynaha Hirshabelle Maxamed Ccabdi Waare iyo gudoomiyaha Baarlamanka Shiikh Cusmaan Barre.

Xildhibaan Nuur Xashi Warsame ayaa oo la hhadlay Idaacada Dalsan ayaa sheegay in magaalada Jowhar ay ka socdaan mooshino iska soo horjeeda kuwaas oo ku foorara Gudoomiyaha iyo Madaxweynaha.

- Advertisement -

Xildhibaanku waxa sheegay inmooshinadaan ay yihiin kuwa sharci ah sidoo kalana ay la midyihiin mooshinada ka socda magaalada Muqdisho,Waxa uu ka mid yahay xildhinaanada Mooshinka ka keenay gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle waxaana uu cadeyay in uu ku fashilmay shaqooyinkii loo doortay.

Halkaan ka dhagayso codka Xildhibaanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories