HomeCaalamkaXildhibaano saakay gaaray Xarunta Baarlamaanka iyo kulanka oo Warar kala duwan ay...

Xildhibaano saakay gaaray Xarunta Baarlamaanka iyo kulanka oo Warar kala duwan ay ka soo baxayaan

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Xildhibaanadii mooshinka ka gudbiyey Gudoomiyaha Golha Shacabka Soomaaliya ayaa saakay arroortii ku kalahay Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya kadib markii shalay kulanka lagu wargeliyey. Warar soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in kulanka Baarlamanka uu dib u dahcay kadib kulan xalay u socday oo ilaa saakay soo gaaray Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. […]

- Advertisement -

Xildhibaanadii mooshinka ka gudbiyey Gudoomiyaha Golha Shacabka Soomaaliya ayaa saakay arroortii ku kalahay Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya kadib markii shalay kulanka lagu wargeliyey.

Warar soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in kulanka Baarlamanka uu dib u dahcay kadib kulan xalay u socday oo ilaa saakay soo gaaray Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

- Advertisement -

Xildhibaanada ku sugan Xarunta Golaha Shacabka gaar ahaan kuwii mooshinka gudbiyey oo aan la hadalnay ayaa waxa ay sheegeen in kulanka Baarlamaanka uusan baaqain,isla markaana uu jiro wararka sheegaya in uu baaqdayna ay Warbaahinta geliyeen xildhibaannada kale ee mooshinka ka soo horjeeda.

Wadooyinka Muqdisho badi ayaa saakay xiran,iyada oo dadka qaarkood xataa lugta loo diidayo,waxana la arkayaa xildhibaannada Baarlamaanka oo ku sii qul qulaya Xarunta Golaha Shacabka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories