HomeWararSawirro:-Madaxda Dowlad goboleedyada oo bilaabay ka hadlida is casilaadii Jawaari

Sawirro:-Madaxda Dowlad goboleedyada oo bilaabay ka hadlida is casilaadii Jawaari

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta dib ugu  laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug isagoo safar gaaban ku tagay Dalka Djabuuti waxaana garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Madaxa Xukuumada Maamulka Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan. Soo dhaweyn kadib Madaxweynaha oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu Jabuuti u tagay shir […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta dib ugu  laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug isagoo safar gaaban ku tagay Dalka Djabuuti waxaana garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Madaxa Xukuumada Maamulka Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Soo dhaweyn kadib Madaxweynaha oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu Jabuuti u tagay shir ku saabsan Dekada Magaalada Hobyo waxa uuna sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan Dekada dhismaheeda loo bilaabi doono.

- Advertisement -

Dhanka kale Madaxweyne Xaaf ayaa waxa uu hambalyo u diray Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo uu sheegay in uu yahay nabadoon waxa uu intaas ku daray in Gudoomiyuhu is casilay saaka isaga oo u tanaasulay sidii wadanka uusan dib u dhac iyo burbur uga badbaadin lahaa.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories