HomeCaalamkaRa’iisul Wasaaraha Cusub ee Itoobiya oo War ka soo saaray khilaafka ...

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Itoobiya oo War ka soo saaray khilaafka Soomaalida & Qowmiyada Oromada

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oramada ku wada nool dalkaasi oo loogu baaqay inay degdeg u xaliyaan Khilaafkooda. Ra’isul-wasaraaha cusub ee Ethiopia, Dr, Abii Axmed oo maalintii Sabtida ee la soo dhaafay socdaal hawleed ku tegay Caasimadda Ismaamulka Soomaalida Ethiopia ee Jigjiga ayaa ku baaqay in la xaliyo Muranka Xuduudaha ee u dhexeeya dadka Soomaalida iyo Oramadda. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oramada ku wada nool dalkaasi oo loogu baaqay inay degdeg u xaliyaan Khilaafkooda.

Ra’isul-wasaraaha cusub ee Ethiopia, Dr, Abii Axmed oo maalintii Sabtida ee la soo dhaafay socdaal hawleed ku tegay Caasimadda Ismaamulka Soomaalida Ethiopia ee Jigjiga ayaa ku baaqay in la xaliyo Muranka Xuduudaha ee u dhexeeya dadka Soomaalida iyo Oramadda.

- Advertisement -

Wuxuuna xusay in wax laga xumaado tahay dagaalkii u dhexeeyey labada dhinac, isla markaana ceeb weyn ku tahay Taariikhda dalka Ethiopia.

Dhinaca kale, Ra’isul-wasaaraha Ethiopia Abii Axmed oo ka soo jeeda Qowmiyadda Oramada waxa uu ugu baaqay Odayaasha Dhaqanka iyo Hoggaamiyayaasha Diinta inay si wadajir ah uga shaqeeyaan xal-u-helista Khilaafka labada dhinac.

Baaqaasi ayaa ku soo beegmay iyadoo ay Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromadda ee ood-wadaaga ah waxay isku haystaan muran dhinaca Xuduudka, iyadoo boqolaal qof lagu dilay ama lagu dhaawacay iska horimaad bishii September ee sannadkii hore ku dhex maray Bariga Ethiopia.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts