HomeCaalamkaMaraykanka oo lagu eedeeyey duqeyn Garoon Diyaaradeed oo ku yaalla dalka...

Maraykanka oo lagu eedeeyey duqeyn Garoon Diyaaradeed oo ku yaalla dalka Syria

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah

Shirkadda Meta ayaa maxkamad federaal ah kula kulmaysa 29 gobol oo Mareykanka ah, kuwaas oo ku eedeeyay inay Facebook iyo Instagram si ula kac ah uga dhigtay baro dhalinyarada ku dhejiya,

Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay.

Trump oo si qarsoodi ah uga baxay Turkiga kadib hanjabaad Iran ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu si qarsoodi ah uga baxay Turkiga isagoo raacay diyaarad militari oo kale,

Dhul-gariir 7.4 Ah Oo Burburiyay Cathedral-ka Manizales

Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.4 ayaa ku dhuftay Colombia, iyadoo magaalada Manizales laga soo sheegay burbur iyo waxyeello soo gaartay Cathedral taariikhi ah.

Telefishinka iyo Wakaalladda Wararka Syria ee SANA ayaa sheegay inay Ciiddanka Difaaca Cirka hawada ku burburiyeen 8 Gantaal oo Waaberigii hore ee saakayto lala maaganaa Saldhig Ciiddanka Cirka ee T 4 oo u dhow magaalladda XOMOS ee  Galbeedka dalkaasi. Dhowr qof ayaa lagu soo waramay inay ku geeriyoodeen ama ku dhaawacmneen Duqeyntaasi Warbaahinta Dowladda Syria […]

- Advertisement -

Telefishinka iyo Wakaalladda Wararka Syria ee SANA ayaa sheegay inay Ciiddanka Difaaca Cirka hawada ku burburiyeen 8 Gantaal oo Waaberigii hore ee saakayto lala maaganaa Saldhig Ciiddanka Cirka ee T 4 oo u dhow magaalladda XOMOS ee  Galbeedka dalkaasi.

Dhowr qof ayaa lagu soo waramay inay ku geeriyoodeen ama ku dhaawacmneen Duqeyntaasi

- Advertisement -

Warbaahinta Dowladda Syria waxay sheegeen inay Maraykanka ka dambeeyeen Duqeyntaasi, inkastoo Waaxda Gaashaandhigga Maraykanka beeniyeen Eedahaas.

Dhinaca kale, Golaha Ammaanka ee QM ayaa la filayaa inay maanta Kulan ka yeeshaan Arrimaha dalka Syria, gaar ahaan Weerarkii  loo adeegsaday Kiimikadda ee ka dhacay magaalladda Duuma ee dalka Syria.

Duqeyntaasi oo lagu eedeeyey Ciiddanka Dowladda Syria ayaa la sheegay in lagu dilay 70 qof oo u badnaa carruur iyo haween.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories