HomeCaalamkaDowladda Soomaaliya oo ka hadashay lacagtii Imaaraadka ka timid ee lagu qabtay...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay lacagtii Imaaraadka ka timid ee lagu qabtay Muqdisho

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga hadashay Boorsooyin lacag laga soo buuxiyay oo shalay hey’adaheeda amniga ay ku qabteen garoonka Muqdisho. Warsaxafadeed ka soo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in lacagtaasi la qabtay oo dhan 9.6 milyan (Sagaal milyan iyo lix boqol oo Kun oo Doollarka Mareykanka ah). […]

- Advertisement -

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga hadashay Boorsooyin lacag laga soo buuxiyay oo shalay hey’adaheeda amniga ay ku qabteen garoonka Muqdisho.

Warsaxafadeed ka soo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in lacagtaasi la qabtay oo dhan 9.6 milyan (Sagaal milyan iyo lix boqol oo Kun oo Doollarka Mareykanka ah). Lagu keenay diyaarad nooceedu yahay Boeing 737.

- Advertisement -

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadedka ka soo baxay Wasaaradda Amniga Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories