HomeWararDhageyso:-Maxkamada Sare ee Ciidamada oo markale xukun ku riday G/sare Cabdinaasir Xoosh

Dhageyso:-Maxkamada Sare ee Ciidamada oo markale xukun ku riday G/sare Cabdinaasir Xoosh

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa  markale Xukun dil ah ku riday Ex, G/sare Cabdinaasir Xoosh Maxammed oo horay dil ugu soo xukuntay Maxkamadda D,1aad Ee Ciidamada Qalabka Sida. Ex, G/sare Cabdinaasir Xoosh Maxamed  ayaa 18-kii bishii Janaayo ee sanadkan gudaha Dekadda Muqdisho ku dhax dilay Taliye kuxgeenkii ciidanka badda Soomaaliya Generaal Siciid Mariino […]

- Advertisement -

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa  markale Xukun dil ah ku riday Ex, G/sare Cabdinaasir Xoosh Maxammed oo horay dil ugu soo xukuntay Maxkamadda D,1aad Ee Ciidamada Qalabka Sida.

Ex, G/sare Cabdinaasir Xoosh Maxamed  ayaa 18-kii bishii Janaayo ee sanadkan gudaha Dekadda Muqdisho ku dhax dilay Taliye kuxgeenkii ciidanka badda Soomaaliya Generaal Siciid Mariino kadib markii ay murmeen.

- Advertisement -

20-Bishii February ayaa Maxkamada Ciidamada Qalabka sida waxa ay ku riday Ex, G/sare Cabdinaasir xukun dil toogasho ah,balse uu racfaanka qaatay,balse ugu damebyn Maanta markale xukun dil toogasho ah lagu xukumay.

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida S/guuto Liibaan Cali Yarow ayaa Warbaahinta u Akhriyey Xukunka dilka ah ee lagu riday Ex, G/sare Cabdinaasir Xoosh Maxamed .

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories