HomeWararDEG DEG:-Gudoomiye Muudey”Jawaari wuu is casilay

DEG DEG:-Gudoomiye Muudey”Jawaari wuu is casilay

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

War goordhow soo gaaray Radio Dalsan Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in u is cailay gudoomiyihii Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh cusmaan Jawaari. Maanta oo Isniin ah ayaa loo balan sanaa kulanka golaha Shacabka si looga doodo mooshinka laga gudbiyey gudoomiye Jawaari balse waxa ugu dambeyn la sheegay in uu is casilay. Xildhibaan Cabdulalahi sheekh […]

- Advertisement -

War goordhow soo gaaray Radio Dalsan Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in u is cailay gudoomiyihii Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh cusmaan Jawaari.

Maanta oo Isniin ah ayaa loo balan sanaa kulanka golaha Shacabka si looga doodo mooshinka laga gudbiyey gudoomiye Jawaari balse waxa ugu dambeyn la sheegay in uu is casilay.

- Advertisement -

Xildhibaan Cabdulalahi sheekh Isamaciil oo ka mid ah Baarlamanka Soomaaliya ayaa Dalsan u sheegay in warqad uu soo qoray gudoomiyaha laga hor akhriyey Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaano aan badneyn  oo ku shiray Xarunta Golaha Shacabka ayaa waxaa warqad is casilaad ah ka hor akhriyey gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibarahim Muudeey.

Gudoomiye Jawaari ayaa Dowladdii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxauud waxa uu ahaa Gudoomiyaha Golaha Shacabka,waxana markale loo doortay xilkaas,waxana hadda kaliya uu ka mid yahay Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories