HomeCaalamkaAkhriso:-Kaalinta Soomaaliya ay kaga jirto Qiimeynta Sannadlaha ee Ganacsiga Caalamka

Akhriso:-Kaalinta Soomaaliya ay kaga jirto Qiimeynta Sannadlaha ee Ganacsiga Caalamka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Bangiga Adduunka ayaa baahiyey Warbixinta Snnadlaha ee Qiimeynta Hawlaha Samaynta Ganacsiga ee Caalamka. Taasi oo lagu eegay Hawlaha  Samaynta Ganacsiga iyo Kororka Dhaqaalaha ee 190 Waddan oo ku yaalla Caalamka. Warbixinta oo loogu magac daray “World Bank’s Doing Business 2018 report” ayaa lagu xusay inay Wrabixintooda asaas uga dhigeen Habak ugu sahlan in Gnacsi loo […]

- Advertisement -

Bangiga Adduunka ayaa baahiyey Warbixinta Snnadlaha ee Qiimeynta Hawlaha Samaynta Ganacsiga ee Caalamka. Taasi oo lagu eegay Hawlaha  Samaynta Ganacsiga iyo Kororka Dhaqaalaha ee 190 Waddan oo ku yaalla Caalamka.

Warbixinta oo loogu magac daray “World Bank’s Doing Business 2018 report” ayaa lagu xusay inay Wrabixintooda asaas uga dhigeen Habak ugu sahlan in Gnacsi loo abuuri karo, Xuquuqda Milkiyadda, Nidaamka Xisaabaadka Ganacsiga, Qandaraasyadda Xoojinta, Sharciyadda Maalgashiga iyo Fududeynta Daymaha iyo Tirada wax-soo-saarka kale.

- Advertisement -

Warbixinta Bangiga Adduunka (World Bank) ayaa lagu sheegay inuu dalka New Zealand uu kaalinta 1-aad ka galay Qiimeyntaasi, halka dalka GEORGIA gashay Kaalinta Labaad.

Warbixinta waxaa lagu muujiyey in Somalia kaalinta 190-aad ee ugu hooseysa ka gashay Qiimeyntaas Caaalamiga.

Bangiga Adduunka waxa uu tilmaamay in ay Somalia la daalla-dhacayso Xaallad Siyaasadeed tabar daran, Dhaqaale liita iyo sii-socashadda Cabsida Amaan-xumida.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories