HomeCaalamkaHal qof oo ku geeriyooday Dab ka kacay Dhismaha Trump Tower ee...

Hal qof oo ku geeriyooday Dab ka kacay Dhismaha Trump Tower ee magaalladda New York

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Kooxaha Dab-damiska ayaa ku hawlan sidii loo damin lahaa Dabkaasi oo ka kacay Dabaqa 50-aad ee Dhismahaasi oo ku yaalla Bartamaha Deegaanka MANHATTAN ee magaalladda New York. 3 ka tirsan shaqaalaha Waaxda  Dab-damiska ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen dabkaasi oo haatan la xakameeyey. Madaxweyne Trump ayaa ka mahad cveliyey Hawlgalka lagu damiyey dabka ka […]

- Advertisement -

Kooxaha Dab-damiska ayaa ku hawlan sidii loo damin lahaa Dabkaasi oo ka kacay Dabaqa 50-aad ee Dhismahaasi oo ku yaalla Bartamaha Deegaanka MANHATTAN ee magaalladda New York.

3 ka tirsan shaqaalaha Waaxda  Dab-damiska ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen dabkaasi oo haatan la xakameeyey.

- Advertisement -

Madaxweyne Trump ayaa ka mahad cveliyey Hawlgalka lagu damiyey dabka ka kacay Dhismihiisa caanka ee Trump Tower.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories