HomeWararDhageyso:-Khilaaf ka dhashay qaadista Canshuurta oo ka taagan gobolka Hiiraan

Dhageyso:-Khilaaf ka dhashay qaadista Canshuurta oo ka taagan gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Waxaa weli khilaaf xooggan uu ka taagan yahay qaabka Canshuurta looga qaadayo degmooyinka Gobolka Hiiraan,khilaafkaas oo taagnaa bilihii la soo dhaafay. Masuuliyinta Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa cadeeyey in khilaafka dhanka Canshuur qaadista uu ka dhashay kadib markii laga diiday lacagta Shilinka Soomaaliga ah Baraha Canshuurta lagu qaado taas oo ah caqabada 1aad ee ka taagan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa weli khilaaf xooggan uu ka taagan yahay qaabka Canshuurta looga qaadayo degmooyinka Gobolka Hiiraan,khilaafkaas oo taagnaa bilihii la soo dhaafay.

Masuuliyinta Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa cadeeyey in khilaafka dhanka Canshuur qaadista uu ka dhashay kadib markii laga diiday lacagta Shilinka Soomaaliga ah Baraha Canshuurta lagu qaado taas oo ah caqabada 1aad ee ka taagan gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Arrimaha Bulshada Maamulka gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali ayaa sheegay in Baraha ay ciidamada lacagta ku qaadaan ay diideen lacagta Shilinka Soomaaliga ah taas oo ay cabasho ka keeneen Ganacsatada.

Waxa uu sheegay in Maalmaha soo socda uu tegi doono Xarumaha lagu qaado lacagaha Canshuurta ah si loogu amro in ay lacagta Shilinka Soomaaliga ah ay qaateen,taasina ay kala shireyn Ganacsatada Magallada Baladweyne.

Dhibaatada ka dhalatay diidmada lcagta Shilinka Soomaaliga aya weli ka taagan gobolka Hiiraan,waxana dhaqangelin ammar ay masuuliyinta Maamulka gobolka Hiiraan ku bixiyeen in la qaato lacagta Shilinka Soomaaliga ah balse aanan suurtagelin.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Arrimaha Bulshada Maamulka gobolka Hiiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts