HomeCaalamkaCiidamada Itoobiya oo baneeyey Saldhigyo ay ku lahaayeen M/Dhuusamareeb

Ciidamada Itoobiya oo baneeyey Saldhigyo ay ku lahaayeen M/Dhuusamareeb

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Wararka naga  soo gaaraya Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in qaar ka mid ah Ciidamada Itoobiya ee ku sugnaa Magaaladaas ay bilaabeen in ay isaga baxaan. In kastoo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Maamulka Galmudug aysan shaacin sababta bixitaankooda Ciidamada Itoobiya ayaa hadana waxaa lagu soo waramayaa in ay u dhaqaaqeen dhanka Xadka Gobolka […]

- Advertisement -

Wararka naga  soo gaaraya Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in qaar ka mid ah Ciidamada Itoobiya ee ku sugnaa Magaaladaas ay bilaabeen in ay isaga baxaan.

In kastoo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Maamulka Galmudug aysan shaacin sababta bixitaankooda Ciidamada Itoobiya ayaa hadana waxaa lagu soo waramayaa in ay u dhaqaaqeen dhanka Xadka Gobolka Galgaduud uu la leeyahay Itoobiya.

- Advertisement -

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug oo aan la xiriirnay sidoo kale xaqiijiyey bixitaanka Ciidamada Itoobiya,oo Saldhigyo qaar ka guuray halka kuwo kale ay ku sugan yihiin.

Masuuliyinta ayaa waxa ay sheegeen in wax saameyn ah ku yeelan doonin ka bixitaanka Ciidamada Itoobiya ee dhuusamareeb,isla markaana ay ku filan yihiin ammaanka.

Ciidamada Itoobiya ayaa mudo ka badan 7 Sano waxa ay ku sugnaayeen Dhuusamareeb,iyaga oo Ciidamada Ahlusunna ee la midoobay Galmudug kala qeyb qaatay dagaal ay la galeen Al-Shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories