HomeCaalamkaBoliska Jarmalka oo shaaciyey magaca Darawalkii dadka jiirsiiyey gaariga

Boliska Jarmalka oo shaaciyey magaca Darawalkii dadka jiirsiiyey gaariga

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay in Ninkaasi la oran jirey Jens Handeln, kaasi oo gaari ku dilay 3-qof, kuna dhaawacay in ka badan 30-qof, Darrewalkaasi oo 24-jir ah ayaa is-toogtay, kadib, markii u ugaariga jiirsiiyey dad badan oo ku sugnaa goobo laga cunteeyo oo ku taaalla Degmadda Münster ee Galbeedka Jatmalka. Dhinaca […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay in Ninkaasi la oran jirey Jens Handeln, kaasi oo gaari ku dilay 3-qof, kuna dhaawacay in ka badan 30-qof,

Darrewalkaasi oo 24-jir ah ayaa is-toogtay, kadib, markii u ugaariga jiirsiiyey dad badan oo ku sugnaa goobo laga cunteeyo oo ku taaalla Degmadda Münster ee Galbeedka Jatmalka.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Boliska waxay sheegeen inuu Dareewalku qabay xanuun dhinaca Dhimirk, isla markaana uu dhowr jeer ka badbaaday inuu is-dilo.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories