HomeCaalamkaTahriibayaal ay ku jiraan Soomali oo lagu qabtay dalka Turkiga

Tahriibayaal ay ku jiraan Soomali oo lagu qabtay dalka Turkiga

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ilo dhinaca Ammaanka ayaa sheegay in ugu yaraan 595 Tahriibayaal shisheeye ah lagu qabtay Hawlgalo ka dhacay Goballadda dalkaasi. Ciiddanka JENDERMARIE iyo Ilaaladda Xeebaha ee dalkaasui ayaa la sheegay inay labadi imaalmood ee ugu dambeysay  gacanta ku soo dhigeen 205 Tahriibayaal ku sugnaa Goballadda IZMIR, AYDIN, MUGIYA IYO KANAKALE. Dhinaca kale, Gobalka EDRINE ee W/galbeed […]

- Advertisement -

Ilo dhinaca Ammaanka ayaa sheegay in ugu yaraan 595 Tahriibayaal shisheeye ah lagu qabtay Hawlgalo ka dhacay Goballadda dalkaasi.

Ciiddanka JENDERMARIE iyo Ilaaladda Xeebaha ee dalkaasui ayaa la sheegay inay labadi imaalmood ee ugu dambeysay  gacanta ku soo dhigeen 205 Tahriibayaal ku sugnaa Goballadda IZMIR, AYDIN, MUGIYA IYO KANAKALE.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Gobalka EDRINE ee W/galbeed ee Turkiga waxaa lagu qabtay 54 Tahriibayaal ka soo kala jeeda Somali, Pakistan iyo Bangalesh, kuwaasi oo la sheegay inay Turkiga ka soo galeen Xuduudka Iiraan.

Warbaahinta Turkiga waxay kaloo sheegeen in Tahriibayaal kale la qabtay, xilli ay doonayeen inay si sharci-darro ah ugu gudbaan dalka Giriigga.

Afhayeen u hadlay Hay’addaha Ammaanka Turkiga ayaa sheegay inaysan Muhaajiriinta la qabtay wadanin wax Dumkumentiyo ah oo Sharci ah.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories