HomeCaalamkaSaxafi u dhashay Falastiin oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray Dibadbax...

Saxafi u dhashay Falastiin oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray Dibadbax ka dhacay Qasa

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Yaasir Murtaja oo ah Sawir-qaade ayaa maanta u geeriyooday dhaawac ay shalay u geysteen Askarta Yuhuudda, xilli uu Sawiro ka qaaday Dibad-bax ballaaran oo ay Dadka Reer Falastiin shalay ka dhigeen Xuduudka magaalladda Qasa ee u dhow dhulka ay Yuhuudda boobka ku haystaan. Marxuumkaasi waxa uu u shaqeynayey Wakaalladda Waeaeka Cayn Media Agency, Hadal ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Yaasir Murtaja oo ah Sawir-qaade ayaa maanta u geeriyooday dhaawac ay shalay u geysteen Askarta Yuhuudda, xilli uu Sawiro ka qaaday Dibad-bax ballaaran oo ay Dadka Reer Falastiin shalay ka dhigeen Xuduudka magaalladda Qasa ee u dhow dhulka ay Yuhuudda boobka ku haystaan.

Marxuumkaasi waxa uu u shaqeynayey Wakaalladda Waeaeka Cayn Media Agency,

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka ee Falastiin ayaa lagu shegay in Marxuumka laga dhaawacay Caloosha, xilli uu ku sugnaa Dibadbax ka dhacay Deegaanka Khuzaa’ ee Koonfurta magaalladda Qasa.

Askarta Yuhuudda waxay kaloo shalay dileen Nin Falastiin ah, iyadoo tirada dadka Reer Falastiin ee shalay la dilay tiradoodu dhan tahay 9 qof.

Dhinaca kale, Tirada Guud ee Falastiiniyiinta lagu dilay tan iyo markii u uKacdoonka bilowday bishii hore ee Maarso 30-da waxay gaarayaan 20-qof.

- Advertisement -

Sidoo kale, ugu yaraan Kun Falastiiniyiin ah ayaa lagu dhaawacay tan iyo markii ay Dibadbaxyaddu ka bilowden Deegaankadda Marinka Qasa.

Dibadbaxayaasha waxay codsanayaan Xuquuqda Qaxootiga Falastiin oo ay dib ugu laabanayaan dhulalka La-haysto.

Farriinta ugu muhiimsan ee ay Dibadbaxayaasha Falastiiniyiin ku muujinayaan isku-soo-baxooda ayaa ah inay Qaxootiga Falastiin dib ugu laabtaan dhulalkii laga soo barakiciyey sannadkii 1948-kii

Ku-dhawaad 70% 2 million oo Falastiiniyiin ah ayaa xoog looga soo saaray dhulalkooda, waxayna haatan ku nool yihiin dhul furan oo cabirkiisu dhan yahay 360-KM oo isku wareeg ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts