HomeCaalamkaQM oo ugu baaqday Beesha Caalamka in si adag loola xisaabtamo Maalgeliyayaasha...

QM oo ugu baaqday Beesha Caalamka in si adag loola xisaabtamo Maalgeliyayaasha Al-Shabaab

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Guddoomiyaha Xilligan ee Golaha Ammaanka ee QM, Ambassador Gustavo Meza-Cuadra ayaa ku baaqay in Tallaabo laga qaado Malgeliyayaasha Alshabaab ee ku sugan Caalamka, waa sida uu hadalka u dhigay. Hadal-qoraaal oo uu soo saaray ayuu ku sheegay in loo baahan yahay in dhamaan Dowladaha Caalamka inay Somalia kala shaqeeyaan sidii loola xisaabtami lahaa dadkii ka […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Xilligan ee Golaha Ammaanka ee QM, Ambassador Gustavo Meza-Cuadra ayaa ku baaqay in Tallaabo laga qaado Malgeliyayaasha Alshabaab ee ku sugan Caalamka, waa sida uu hadalka u dhigay.

Hadal-qoraaal oo uu soo saaray ayuu ku sheegay in loo baahan yahay in dhamaan Dowladaha Caalamka inay Somalia kala shaqeeyaan sidii loola xisaabtami lahaa dadkii ka mas’uulka ahaa Weerarkaasi, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

“Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM waxay hoosta ka xariiqeen  baahida loo qabo in Eedeysanayaasha, Xubnaha iyo Maalgeliyayaasha ee  mas’uulka ka ah dilkaasi la hor keeno Caddaaladda” ayuu yiri Guddoomiyaha Xilligan ee Golaha Ammaanka ee QM, Gustavo Meza-Cuadra,

Waxa uu intaasi ku daray  inay Golaha Ammaanka QM cambaareeynayaan  weerarkii Dagaalamayaasha Alshabaab dhawaan ku qaadeen Saldhigga Ciiddanka AMISOM ee Deegaanka Buulo-mareer ee Gobalka Sh/hoose, oo lagu dilay, laguna dhaawacay  Tobaneeyo Askari Ugandese ah.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories