HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo kulan xasaasi ah la leh Xildhibaanadda ka soo horjeeda...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan xasaasi ah la leh Xildhibaanadda ka soo horjeeda mooshinka Jawaari

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah la leh Xildhibaano ka socda garabka Jawaari waxaana uu kala hadlayaa xiisada siyaasadeed Iyo qaabka xal looga gaari karo. Kulankaan oo ah kulan xasaasi ah waxaa la sheegay in xal loogu raadinayo khilaafka waqtiga dheer soo jiitamayay ee weli u dhaxeya Xukuumadda Iyo guddoonka Golaha Shacabka. […]

- Advertisement -

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah la leh Xildhibaano ka socda garabka Jawaari waxaana uu kala hadlayaa xiisada siyaasadeed Iyo qaabka xal looga gaari karo.

Kulankaan oo ah kulan xasaasi ah waxaa la sheegay in xal loogu raadinayo khilaafka waqtiga dheer soo jiitamayay ee weli u dhaxeya Xukuumadda Iyo guddoonka Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Xildhibaanada kulanka uu la  leeyahay Famaajo waxaa la sheegay in ay yihiin guddi Maanta uu magacaabay Gudoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Dhinaca kale waxaa warar aan helayno ay sheegayaan in saacadaha soo socda Madaxwaynuhu uu la kulmi doono guddi kale oo xildhibaano ah kana socda garabka gudoomiye Ku xigeenka Koowaad ee golaha shacabka C/Weli Muudeey.

 

- Advertisement -

Wixii ka  so kordha kala socda Radiodalsan.com.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories