HomeCaalamkaMadaxweynaha Uganda oo ku taliyey in Macaamiisha WhatsApp laga qaado Canshuur

Madaxweynaha Uganda oo ku taliyey in Macaamiisha WhatsApp laga qaado Canshuur

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Qoraal uu Madaxweyne Yoweeri Museveni u diray Wasiirkiisa Maaliyadda, Matia Kasaija, ayuu kaga codsaday in CANSHUUR LAGA QAADO Macaamiisha Shabakadda Bulshadda ee WhatsApp Madaxwynaha waxa uu yiri: “Macaamil kasta waa inuu maalin kasta bixiyaa canshuur dhan 100-Shillinka Uganda”. Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta ee Uganda, Frank Tumwebaze, waxa uu sheegay inuu Hadafku yahay in la xadido […]

- Advertisement -

Qoraal uu Madaxweyne Yoweeri Museveni u diray Wasiirkiisa Maaliyadda, Matia Kasaija, ayuu kaga codsaday in CANSHUUR LAGA QAADO Macaamiisha Shabakadda Bulshadda ee WhatsApp

Madaxwynaha waxa uu yiri: “Macaamil kasta waa inuu maalin kasta bixiyaa canshuur dhan 100-Shillinka Uganda”.

- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta ee Uganda, Frank Tumwebaze, waxa uu sheegay inuu Hadafku yahay in la xadido adeegsiga Codsiyadda Mobaylada shisheeyaha.

Dhinaca kale, dadka Reer Uganda ayaa la yaabay amarkaasi, inkastoo ay horey u soo dhaweeyeen Amarkii Madaxweynuhu ku joojiyey canshuurta laga qaado dadka rakaabka ee raaca Mootooyinka Boda-boda.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories