HomeWararDhageyso:-Xildhibaanad Shaacisay in qaraxyada ka dhacaya Muqdisho Al-Shabaab kaliya ka dambeyn

Dhageyso:-Xildhibaanad Shaacisay in qaraxyada ka dhacaya Muqdisho Al-Shabaab kaliya ka dambeyn

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Iyada oo shalay Muqdisho mudo saacado gudahood ah ay ka dhaceyn laba qarax oo khasaaro geystay ayaa waxaa si kulul uga hadashay Xildhibaanad Ubax Tahliil oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya. Waxa ay sheegtay in qaraxyada ka dhacaya Muqdisho aysan kaliya aheyn Al-Shabaab balse ay jiraan dad arrimo Siyaasadeed darteed qaraxyada u fulinayaan sida […]

- Advertisement -

Iyada oo shalay Muqdisho mudo saacado gudahood ah ay ka dhaceyn laba qarax oo khasaaro geystay ayaa waxaa si kulul uga hadashay Xildhibaanad Ubax Tahliil oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxa ay sheegtay in qaraxyada ka dhacaya Muqdisho aysan kaliya aheyn Al-Shabaab balse ay jiraan dad arrimo Siyaasadeed darteed qaraxyada u fulinayaan sida ay hadalka u dhigtay.

- Advertisement -

Waxa ay hadalkeeda intaasi ku dartay in waxa u baahan in baaritaan lagu sameeyo kaliya aysan aheyn  Al-Shabaab balse ay jiraan dad doonaya in  ay dumiyaan Siyaasada dalka.

Ciidamada Qalabka sida ayay ugu baaqday in kaalin weyn ka qaataan sugida amniga dalka,isla markaana aysan howlshooda ku dhex milmin xiisada Siyaasadeed ee dalka ka jirta si ay Ummadda Soomaaliyeed wanaag u garsiiyaan.

Hadalka Xildhibaanad Ubax Tahliil ayaa ku soo aadaya xili weli uu taagan yahay khilaafka Siyaasadeed ee u dhaxeysa Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Ubax Tahliil Warsame.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories