HomeCaalamkaAmbassador Francisco Madeira oo sheegay in amar lagu siiyey Xoojinta Ammaanka Barlamaanka...

Ambassador Francisco Madeira oo sheegay in amar lagu siiyey Xoojinta Ammaanka Barlamaanka iyo Hay’adaha kale

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wakiilka Midowga Afrika u jooga Somalia, ahna Madaxa Hawlgalka AMISOM ayaa hadalkaasi ku sheegay War-Saxafadeed uu kaga hadlay Xiisadii Arbacaddi ila soo dhaafay ka dhacday Xarunta Dhexe ee BFS ee Muqdisho. Ambassador Francisco Madeira waxa uu faahfaahiyey sababaha ay Ciiddanka AMISOM ula wareegeen Dhismaha Barlamaanka Federalka, wuxuuna xusay inuu amarkaasi ka helay Madaxdiisa Sare ee […]

- Advertisement -

Wakiilka Midowga Afrika u jooga Somalia, ahna Madaxa Hawlgalka AMISOM ayaa hadalkaasi ku sheegay War-Saxafadeed uu kaga hadlay Xiisadii Arbacaddi ila soo dhaafay ka dhacday Xarunta Dhexe ee BFS ee Muqdisho.

Ambassador Francisco Madeira waxa uu faahfaahiyey sababaha ay Ciiddanka AMISOM ula wareegeen Dhismaha Barlamaanka Federalka, wuxuuna xusay inuu amarkaasi ka helay Madaxdiisa Sare ee AU-da ee ku sugan magaalladda Addis Abeba.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray in isaga la faray inuu Ciiddanka Ammaanka DFS taageero ka siiyaan Xoojinta Ammaanka Hay’addaha Qaranka Somalia oo uu Dhismaha Barlamaanka ka mid yahay.

Dhinaca kale, waxa uu ugu baaqay Xildhibaanadda Soomaalida inay sii wadaan dadaalkooda ku aadan sidii loo xalin lahaa Khilaafkooda, maadaama ay yihiin Wakiiladda Shacabka.

Wakiilka Midowga Afrika u jooga Somalia, ahna Madaxa Hawlgalka AMISOM, Ambassador Francisco Madeira waxa uu War Sxaafadeedkiisa ku muujiyey in Xildhibaanadda u kala qeybsameen 2 dhinac, ila markaana la wajahayo  Xaallad Siyaasadeed cakiran.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories