HomeWararWadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho oo dib loo furay

Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho oo dib loo furay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa dib loo furay kadib saakay oo markale ay ciidamadu xireyn,waxaana wararka ay sheegayaan in ciidamada ammaanka ay dib u fureen isu socodka gaadiidka dadweynaha. Ciidamada ammaanka ayaa furay Isgoysyadii xirnaa saakay ee loo diiday inay isticmaalaan dadka rayidka ah,iyada oo Maanta Muqdisho lagu qabtay Tartanka Orodka gaaban oo ay ka qeyb […]

- Advertisement -

Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa dib loo furay kadib saakay oo markale ay ciidamadu xireyn,waxaana wararka ay sheegayaan in ciidamada ammaanka ay dib u fureen isu socodka gaadiidka dadweynaha.

Ciidamada ammaanka ayaa furay Isgoysyadii xirnaa saakay ee loo diiday inay isticmaalaan dadka rayidka ah,iyada oo Maanta Muqdisho lagu qabtay Tartanka Orodka gaaban oo ay ka qeyb galayeen qar ka mid ah madaxda dowladda iyo Dhalinyaro.

- Advertisement -

Dadka shacabka ee isticmaala mootooyinka Bajaajta iyo Gaadiidka dadweynaha ayaa si caadi ah u isticmaalaya wadooyinka Magaalada Muqdisho gudaheeda.

Inkastoo aanan si wayn aanan la isugu haleyn karin furnaanshaha wadooyinka Magaalada Muqdisho oo ay suuragal tahay in ciidamada ay xiraan saacado kadib ayaa haddana hadda si caadi ah u shaqeynayaan gaadiidka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories