HomeWararDhageyso:-Xildhibaano beeniyey in uu is casilayo gudoomiye Jawaari

Dhageyso:-Xildhibaano beeniyey in uu is casilayo gudoomiye Jawaari

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Xilli xalay ay soo baxayeen warar sheegaya inuu is casilayo Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa waxaa wararkaas si adag uga hadlay xildhibaanada taageersan Guddoomiye Jawaari oo ku sheegay Been abuur lagu doonayo in dadka iyo dalka lagu jahwareeriyo. Xildhibaan Caasha Koos waxaa ay ka mid tahay xildhibaanada taageersan Jawaari Idaacadda Dalsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xilli xalay ay soo baxayeen warar sheegaya inuu is casilayo Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa waxaa wararkaas si adag uga hadlay xildhibaanada taageersan Guddoomiye Jawaari oo ku sheegay Been abuur lagu doonayo in dadka iyo dalka lagu jahwareeriyo.

Xildhibaan Caasha Koos waxaa ay ka mid tahay xildhibaanada taageersan Jawaari Idaacadda Dalsan ayey u sheegtay in guddoomiyaha ay la joogtay xilliga ay soo baxayeen wararka la xariira is-casilaadda,islamarkaana aysan waxba ka jirin.

- Advertisement -

Ciddii Faafisay wararkan ayey ku tilmaamtay inuu Faal u qabtay is-casilaadda Jawaari sida ay hadalka u dhigtay,waxayna tilmaamtay inuu sharci ku yimid haddii ay dhacdo iscasilaadna uu si sharci ah isku casilayo,kulan xildhibaanadu ay xalay  la qaateen guddoomiyaha ayey sheegtay inaysan jirin wax gooni ah oo ay kaga wada hadleen marka laga reebo kulan casho ah….

Iyadoo sidii hadlaysa Xildhibaan Caasha Koos waxaa ay ku baaqday in aan dadka iyo dalkaba lagu jahwareerin warar been abuur ah oo aan culeys kale loogusii darin sida ay hadalka u dhigtay caburin lagu hayo…..

Xiisadda u dhaxaysa Xildhibaanada golaha shacabka ee kala taageersan Xukuumadda iyo guddoonka ayaa sii xoogeysaneysa,waxaana istaagay dhammaan dadaaladii lagu doonayey xallinta xiisadaha taagan,xiisadda jirta awgeed waxaa shaqadii ku waayey saraakiil iyo xubna kale oo ka tirsanaa dowladda waxaana laga xusi karaa Jeneral Af-caddeey oo ahaa taliyihii cidanka ilaalada Madaxtooyada oo la sheegay inuu diiday hub ka dhigis lagu sameeyey ciidankii ilaalada u ahaa Guddoomiye Jawaari ee Arbacadii lasoo dhaafay hubka la galay xarunta golaha shacabka ee muqdisho.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Wariye Maxamed Cabdi Xaan Iidle.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts