HomeWararDEG DEG:-Qarax Gaari oo Goordhow ka dhacay M/Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Gaari oo Goordhow ka dhacay M/Muqdisho

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Qaraxaan  ayaa la sheegay in uu ahaa Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay Koontoroolka Ciidamada Dowladda ay ku leeyihiin Wadada aada Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde. Gaariga oo ahaa nooca Soomaalidu u taqaano NOAH ayaa qarxay xili uu marayay koontoroolka ay Ciidamada Nabad-Sugida ku baaraan Gawaarida aada Garoonka Aadan-Cadde ee […]

- Advertisement -

Qaraxaan  ayaa la sheegay in uu ahaa Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay Koontoroolka Ciidamada Dowladda ay ku leeyihiin Wadada aada Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde.

Gaariga oo ahaa nooca Soomaalidu u taqaano NOAH ayaa qarxay xili uu marayay koontoroolka ay Ciidamada Nabad-Sugida ku baaraan Gawaarida aada Garoonka Aadan-Cadde ee ah halka loo yaqaano biyo degeenka.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan laamaha amniga Soomaaliya ayaa waxa ay Dalsan u sheegen in qaraxaas uu ku geeriyooday kaliya qofkii waday oo isasoo miidaamiyey,balse warar soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in uu jiro khasaaro dhaawac ah oo uu geystay qaraxaas.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories