HomeCaalamkaYaa ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimo ee ka dhacday dalka Sierra Leone?

Yaa ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimo ee ka dhacday dalka Sierra Leone?

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Juliyus Maada Biyo waxa uu Doorashadaasi ku helay 52.82%, halka Musharaxa SAMURA KAMAARA oo ka socday Xisbiga haya Talada dalkaasi uu kaalinta 2-aad ka galay Doorashadaasi, isagoo helay 48.19%. Madaxweynaha cusub ee dalka Sierra Leone, Juliyus Maada Biyo oo Xilkaasi loo dhaariyey waxa uu sannadkii 2012-kii isku soo taagay Doorashadda Madaxtinimadda ee dalkaasi oo uu […]

- Advertisement -

Juliyus Maada Biyo waxa uu Doorashadaasi ku helay 52.82%, halka Musharaxa SAMURA KAMAARA oo ka socday Xisbiga haya Talada dalkaasi uu kaalinta 2-aad ka galay Doorashadaasi, isagoo helay 48.19%.

Madaxweynaha cusub ee dalka Sierra Leone, Juliyus Maada Biyo oo Xilkaasi loo dhaariyey waxa uu sannadkii 2012-kii isku soo taagay Doorashadda Madaxtinimadda ee dalkaasi oo uu ku guuleystay Madaxweynaha haatan xilka ka sii degayo ee Ernest Bai Koroma.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories