HomeCaalamkaShineemadii ugu horreysay oo 35 sanno kadib laga furi doono Sacuudiga

Shineemadii ugu horreysay oo 35 sanno kadib laga furi doono Sacuudiga

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyaadh waxaa bishan April 18-da laga furi doonaa Shineemadii ugu horreyso ee lagu daawanayo Aflaanta Caalamiga. Waana markii ugu horreysay oo ay dadka Sacuudiga fursad u helaan arrintaasi, iyadoo Daawada Filimadda laga mamnuucay muddo haatan laga joogo in ka badan 35 sanno. Shirkad  Madadaalo oo lagu magacaabo  AMC Entertainment Holdings (AMC.N)  […]

- Advertisement -

Caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyaadh waxaa bishan April 18-da laga furi doonaa Shineemadii ugu horreyso ee lagu daawanayo Aflaanta Caalamiga.

Waana markii ugu horreysay oo ay dadka Sacuudiga fursad u helaan arrintaasi, iyadoo Daawada Filimadda laga mamnuucay muddo haatan laga joogo in ka badan 35 sanno.

- Advertisement -

Shirkad  Madadaalo oo lagu magacaabo  AMC Entertainment Holdings (AMC.N)  ayaa shalay lagula heshiiyey Furitaanka Shineemooyinka lagu daawado Filimadda.

Dhismaha Shineemada ugu horreysay waxaa laga furi doonaa Degmadda dhaqaalaha ee Boqor Cabdalla oo ku taalla Caasimadda dalkaasi ee Riyadh.

Guddoomiyaha Fulinta ee Shirkadda AMC, Aadan  Caroon waxa uu sheegay in Shinemadda cusub wax ku daawan karaan ilaa 500 oo qof, iyadoo Kuraasta Fadhiga laga sameeyey Maqaar(LEATHER).

- Advertisement -

Waxaana la qorsheynayaa inay Shirkaddu albaabadda u furto ilaa 40 Masrax shanta sanno ee soo socota.

Dhaxal-sugaha Booqrtooyadda Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan Nin C/casiis waxa uu sannadkii hore ku dhawaaqday Qorshe horseedi kara Isbedel lagu sameeyo Dhaqaalaha iyo Arrimaha Bulshadda.

Si kastaba ha ahaatee, Sacuuidiga waxaa ku ooli jirtey dhowr Shineemo sannadihii 1970-aadkii, balse Mashaa’iqda ayaa ku talisay in la wada xiro Shineemooyinka si loo dhowro Anshaxa Suuban ee Mujtamaca.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories