HomeCaalamkaSaddex ka mid ah Wadamada Afrika oo ka wada hadlaya arrinta Webiga...

Saddex ka mid ah Wadamada Afrika oo ka wada hadlaya arrinta Webiga Niil

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Magaalada Khartuum ee Caasimadda Dalka Suudaan waxaa Maanta ka furmay Shir Saddex geesood ah oo ku saabsan xal ka gaarista muranka ku saabsan wadaagga Biyaha Webiga Niil iyo dhismaha Biyo xireenka Itoobiya. Wasiirrada arrimaha dibedda ee Dalalaka Itoobiya, Masar iyo Suudaan iyo quburo xagga Biyaha iyo ammaanka ah ayaa halkaasi ku yeelanaya wareeg cusub oo […]

- Advertisement -

Magaalada Khartuum ee Caasimadda Dalka Suudaan waxaa Maanta ka furmay Shir Saddex geesood ah oo ku saabsan xal ka gaarista muranka ku saabsan wadaagga Biyaha Webiga Niil iyo dhismaha Biyo xireenka Itoobiya.

Wasiirrada arrimaha dibedda ee Dalalaka Itoobiya, Masar iyo Suudaan iyo quburo xagga Biyaha iyo ammaanka ah ayaa halkaasi ku yeelanaya wareeg cusub oo wada hadal ah, waxanay ka wada hadli doonaan Biyo-xireenka guud ee Itoobiya iyo sidii ay u yeelan lahaayeen iskaashi guud.

- Advertisement -

Shirka ayaa sidoo kale waxaa diiradda lagu saari doonaa sidii looga wada faa’iideysan lahaa Kheyraadka Biyaha Webiga Niil iyo la iskuna meel dhigi lahaa saamiga ay qolo walba xagga u leedahay isticmaalkiisa.

Kulankan ayaa waxa uu daba socdaa shir ay Bishii Janaayo ee Sanadkan ku wada qaateen mas”uuliyiinta Saddexda Waddan Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya, kaas oo ku saabsanaa xal ka gaarista qaybsiga Biyaha Webiga Niil iyo Biyo xireenka Itoobiya ay ka waddo halkaas.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories