HomeCaalamkaQarax khasaaro geystay oo lala eegtay Ciidamo ka tirsan Kenya

Qarax khasaaro geystay oo lala eegtay Ciidamo ka tirsan Kenya

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Kenya kolonyo ay wateen qaraxyo lagula eegtay meel u dhow qeybo kamid ah gobolka Gedo. Ilaa laba qarax oo miinada dhulka lagu aaso ah ayaa lagu soo warramayaa in ciidamada Kenya lagula eegtay halkaas isla markaana qaraxyada ay haleeleen gaadiidka ay wateen ciidamada Kenya. […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Kenya kolonyo ay wateen qaraxyo lagula eegtay meel u dhow qeybo kamid ah gobolka Gedo.

Ilaa laba qarax oo miinada dhulka lagu aaso ah ayaa lagu soo warramayaa in ciidamada Kenya lagula eegtay halkaas isla markaana qaraxyada ay haleeleen gaadiidka ay wateen ciidamada Kenya.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen qaar ka mid ah Ciidamada Kenya  in ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen qaraxyada inkastoo aanan la heyn tirada saxda ah ee qaraxa ku waxyeeloowday.

Kolonyada ciidamada ee qaraxa lala eegtay ayaa waxaa la sheegay inay sahay raashin ah u wadeen ciidamada kale oo Kenyan ah oo saldhig milatari kuleh deegaanka Taabta.

Ciidamada Kenyaa inta badan qaraxyo lagula eegtaa qeybo kamid ah gobolka Gedo iyo deegaanada kale ay kaga suganyihiin Somalia waxana qaraxyadaas intooda badan mas’uuliyaddooda sheegta Al-Shabaab oo sidoo kale weeraro culus ku qaada saldhigyada ciidamada Kenya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories