HomeCaalamkaMuhaajiriin Afrikaan ah oo laga soo masaafurin lahaa Israel oo loo oggolaaday...

Muhaajiriin Afrikaan ah oo laga soo masaafurin lahaa Israel oo loo oggolaaday inay sii joogaan dalkaasi.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

58 Muhaajiriin u dhalatay dalka Koonfurta Suudaan ayaa la sheegay in laga sii daayey Xarunta lagu hayo Tahriibayaasha ee SAXARONIM ee Koonfurta Israel, kadib, markii ay Maxkamadda Sare ee Israel sheegtay inaysan Dowladda dalkaasi damaanad qaadi karin Ammaanka Qaxootigaasi, haddii loo masaafuriyo dalka Ruwanda. Dhinaca kale, 200 Muhaajiriin Afrikaan ayaa lagu haya Xarunta SAXARONIM, kuwaasi […]

- Advertisement -

58 Muhaajiriin u dhalatay dalka Koonfurta Suudaan ayaa la sheegay in laga sii daayey Xarunta lagu hayo Tahriibayaasha ee SAXARONIM ee Koonfurta Israel, kadib, markii ay Maxkamadda Sare ee Israel sheegtay inaysan Dowladda dalkaasi damaanad qaadi karin Ammaanka Qaxootigaasi, haddii loo masaafuriyo dalka Ruwanda.

Dhinaca kale, 200 Muhaajiriin Afrikaan ayaa lagu haya Xarunta SAXARONIM, kuwaasi oo la qorsheynayo in loo masaafuriyo dalka Uganda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories