HomeCaalamkaMareykanka oo kordhinaya la-dagaalanka argagaxisada iyo Bucad-Baddeeda Soomaalida

Mareykanka oo kordhinaya la-dagaalanka argagaxisada iyo Bucad-Baddeeda Soomaalida

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Hadal ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Donald Trump uu saxiixay amar fulineed oo lagu kordhiyo xaalada degdega ay Mareykanka kula tacaalayaan Burcad-Baddeeda Iyo waxa ay ugu yeeraan argagaxisada joogta somalia sida hadalka loo dhigay. Saxiixa Bayaankaasi ee Donald Trump ayaa  yimid, si loo cusboonseysiiyo Amaarkaasi oo xilligiisu […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Donald Trump uu saxiixay amar fulineed oo lagu kordhiyo xaalada degdega ay Mareykanka kula tacaalayaan Burcad-Baddeeda Iyo waxa ay ugu yeeraan argagaxisada joogta somalia sida hadalka loo dhigay.

Saxiixa Bayaankaasi ee Donald Trump ayaa  yimid, si loo cusboonseysiiyo Amaarkaasi oo xilligiisu ku ekaan lahaa biahs soo socota ee May.

- Advertisement -

Hadalka ka soo baxay Aqalka Cad waxaa kaloo lagu sheegay inay sii socdaan Khatarta Cabsi ee Somalia oo ku wajahan Ammaanka Qaranka iyo Siyaasadda Dibedda ee Maraykanka.

Si kastaba ha ahaatee, Amarka Fulinta Xaalladda Degdega ee Maraykanka ee Somalia waxaa markii ugu horreysay lagu dhawaaqay sannadkii 2010-kii, iyadoo dhowr jeer la kordhiyey Xilliga ay Maraykanka kula dagaalamayaan Weeraradda Alshabaab ee Gudaha Somalia iyo Kooxaha Burcad-baddeeda ka qowleysata Badda Somalia.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories