HomeCaalamkaMadaxweynaha Soomaaliland oo cadeeyey ujeedka Saldhigga Milliteri ee Imaaraadka ka furanayo...

Madaxweynaha Soomaaliland oo cadeeyey ujeedka Saldhigga Milliteri ee Imaaraadka ka furanayo Berbera

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Madaxweynaha Maamulka Somaliland ee W/Galbeed ee Somalia, Muuse Biixi Cabdi ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Wakaalladda Wararka AP, wuxuuna rajo ka muujiyey Heshiiska ay Dowladda Imaaraadka Carabta Saldhigga Milliteri kaga dhisanayaan Dekedda Berbera ee kaabiga ku haysa Gacanka Baabul-mandab. Muuse Biixi waxa uu difaacay Heshiiskaasi, isagoo tilmaamay inay doonayaan inay xiriir la yeeshaan […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Somaliland ee W/Galbeed ee Somalia, Muuse Biixi Cabdi ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Wakaalladda Wararka AP, wuxuuna rajo ka muujiyey Heshiiska ay Dowladda Imaaraadka Carabta Saldhigga Milliteri kaga dhisanayaan Dekedda Berbera ee kaabiga ku haysa Gacanka Baabul-mandab.

Muuse Biixi waxa uu difaacay Heshiiskaasi, isagoo tilmaamay inay doonayaan inay xiriir la yeeshaan Dal saaxiib la ah.

- Advertisement -

“Dowladeyda aad uma itaal badna, wuxuuna Aageenna u baahan yahay in la ilaaliyo” ayuu yiri Madaxweynaha Somaliland.

Dhinaca kale, Muuse Biixi waxa uu ka gaabsaday inuu shaaciyo Tirada Ciiddanka Imaaraadka ee ka hawlgeli doona Saldhigga Berbera iyi xilliga la dhamaystiri doono Saldhigaaas.

Toddobaadkii la soo dhaafay, DFS waxay ka codsadeen Golaha Ammaanka ee QM inay joojiyaan Tallaabadda ay Dowladda Imaaraadka Carabta saaldhigga Milliteri uga dhisanayaan Somaliland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories