HomeWararDhageyso:-Hanti Dhowraha Qaranka oo baaritaan ku sameeyey 19 Wasaaradood

Dhageyso:-Hanti Dhowraha Qaranka oo baaritaan ku sameeyey 19 Wasaaradood

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa waxa ay ku yeesheen Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya,iyada oo loga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen Amniga,Canshuuraha dalka kas oo xarooda iyo qodobo kale. Hanti dhowraha Qaranka Soomaaliyaa ayaa markii ugu horeysay hortegay goloha Wasiirada isaga oo u soo bandhigay xog-aruurin ay ka sameeyeen 19 wasaaradood oo lasoo […]

- Advertisement -

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa waxa ay ku yeesheen Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya,iyada oo loga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen Amniga,Canshuuraha dalka kas oo xarooda iyo qodobo kale.

Hanti dhowraha Qaranka Soomaaliyaa ayaa markii ugu horeysay hortegay goloha Wasiirada isaga oo u soo bandhigay xog-aruurin ay ka sameeyeen 19 wasaaradood oo lasoo baaray sida ay dakhliga usoo xareeyaan.

- Advertisement -

Hanti Dhowraha ayaa  goloha ka sheegay in aysan xarun lacag qaban karta marka laga reebo Wasaradda Maaliyada, hadii ay dhacdo in ay lacag qabatana ay lagama maarmaan tahay in ay ugu gudbiso Bankiga Dhexe iyo Wasaaradda Maaliyadda muda 24 saacadood ah, iyada oo la cuskanayo sharciga nambarkiisu yahay 317.

Siihaya Xilka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ahna Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdiraxmaan Yoonis ayaa Warbaahinta u Akhriyey wixii ka soo baxay kulanka.

Hoos Ka Dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories