HomeWararQaxootiga Soomaalida ee Xerada Dhadhaab oo lagu amray inaysan dhirta u isricmaalin...

Qaxootiga Soomaalida ee Xerada Dhadhaab oo lagu amray inaysan dhirta u isricmaalin Dhuxul ahaan.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Guddoomiyaha Gobalka Garissa ee W/bari Kenya, Cali Qorane waxa uu ka codsaday Saraakiisha  Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR inay joojiyaan Bixinta Qandaraasyadda lagu soo jarayo Dhirta, ay Qaxootiga Soomaalida u adeegsadaan inay cuntada ku karsadaan.   Cali Qorane waxa uu ku eedeeyey Qaxootiga Soomaalida ku sugan Xeradda Dhadhaab inay baab’iyeen Deegaanadda W/bari Kenya, isla markaana […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobalka Garissa ee W/bari Kenya, Cali Qorane waxa uu ka codsaday Saraakiisha  Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR inay joojiyaan Bixinta Qandaraasyadda lagu soo jarayo Dhirta, ay Qaxootiga Soomaalida u adeegsadaan inay cuntada ku karsadaan.

 

- Advertisement -

Cali Qorane waxa uu ku eedeeyey Qaxootiga Soomaalida ku sugan Xeradda Dhadhaab inay baab’iyeen Deegaanadda W/bari Kenya, isla markaana ay jareen dhir badan oo ay cuntada ku karsadaan.

Guddoomiyaha Gobalka Garissa ee W/bari Kenya, Cali Qorane oo hadalkaasi ka jeediyey Deegaanka Cabdisamad waxa uu ugu baaqay hay’adda UNHCR inay ka fekeraan Tamar kale oo ay Qaxootiga u adeegsadaan Cunto Karinta.

In ka badan 400-kun oo Qaxooti Soomaali ah ayaa ku nool Xeradda Dhadhaab, kuwaasi oo badankooda ka qaxay colaadaha iyo macluusha ka jirta qeybo ka mid ah dalkeenna Hooyo.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku saray inay Qaxootiga Soomaalida yihiin dad walaalo la ah Kenyanka, balse ay u oggolaan Karin inay Dhirta jaraan, si ay ugu adeegsadaan dhuxul ay wax ku karsadaan.

Latest stories